Laba Dhalinyaro ah oo ku Dhaawacmay Weerar Baabuur iyo Mindiyo oo ay Sameeyeen Falastiiniyiin
Laba dhallinyaro oo Israa'iili ah ayaa ku dhaawacmay weerar baabuur iyo mindi oo ay fuliyeen Falastiiniyiin oo ka dhacay meel u dhow Yeruusaalem. Weerar-qaadaha ayaa lagu dilay rasaas. Ciidanka Israa'iil…


































