Markii heshiiska Lubnaan la saxeexday, Netanyaahu wuxuu ku dhawaaqay: Iiraan waa baxday
Ra'iisul Wasaaraha Israa'iil Binyamiin Netanyaahu ayaa heshiiska cusub ee Lubnaan ku ammaanay inuu yahay "guul weyn" oo u soo hoyatay Israa'iil, isagoo ku dhawaaqay inuu yahay...