150 Falastiiniyiin Laba Jinsiyadood Leh Oo Laga Dhaqaajiyay Gasa Iyagoo Ku Socda Dalal Saddexaad
Qiyaastii 150 qof oo haysta laba jinsiyadood oo ka yimid Gasa iyo wehelkoodu waxay u gudbeen Urdun iyagoo soo maray isgoyska Kerem Shalom Talaadadii, iyagoo sii aaday Maraykanka iyo meelo kale.