7,656 Israa'iili oo dhaawacmay ilaa hadda dagaalka Iiraan
Wasaaradda Caafimaadka Israa'iil ayaa sheegtay in 7,656 Israa'iili ay ku dhaawacmeen weeraro tan iyo 28-kii Febraayo, waxaana la jiifiyay 114 isbitaal iyadoo ay socoto duqeynta gantaalaha ee Xisbulah.