Israa’iil Duqeymo Ka Fuliyay Iiraan Kadib Weerar Gantaallo Loo Geystay
Israa'iil waxa ay fulisay duqaymo cirka ah oo ka dhan ah goobaha milatariga ee Iiraan kadib markii Tehran ay dib u bilowday ridista gantaallada, taasoo keentay xayiraado cusub oo ka soo baxay Taliska Dhinaca Guriga oo laga soo…
