Netanyahu Wuxuu Ammaanay Qabashada Taliyihii Amniga Gudaha Xamaas Ee Gasa
Ra'iisul Wasaare Binyamiin Netanyaahu ayaa amaanay ciidamada Israa'iil, kadib markii ay gacanta ku dhigeen sarkaal sare oo ka tirsan Xamaas, kaasoo ku lug lahaa qarinayay dadka la haysto ee ku sugan Gaza.


