Booliska Israa’iil oo xiray 114 qof oo lagu eedeyay dambiyo ka socday bulshada Carabta
Booliska Israa'iil ayaa xiray 114 qof oo shakisan waxaana ay eryeen 73 qof oo kale, taasoo qayb ka ahayd hawlgal weyn oo ka dhan ah dembiyada oo ka dhacay dhammaan…




















