Nin lagu tuhmayo inuu u basaasi jiray Iiraan oo lagu qabtay meel u dhow gurigii Ra’iisul Wasaarihii hore ee Israa’iil
Ciidamada ammaanka Israa'iil waxay bishii Diisambar 2025 xidheen Vadim Kupriyanov, oo loo tuhmay inuu yahay basaas la shaqaynayey Iiraan, kaas...