Ma jiraa qof waligiis arkay Dimuqraadi faraxsan??? Madaxweyne DJT
Ma aragtay qof Dimuqraadi ah oo faraxsan waligiis???
Donald Trump oo ka hadlay farxad la'aanta Dimuquraadiga, wuxuu ku qoray qoraal uu soo dhigay bartiisa Truth Social, taasoo abuurtay dood.