Ciidamada Israa’iil oo burburiyay Kaabayaal Argagixiso oo Xisbulah leeyahay Koonfurta Lubnaan

Ciidamada Israa'iil (IDF) waxay burburiyeen kaabayaal argagixiso iyo qalab injineernimo oo ay leedahay Xisbullaah koonfurta Lubnaan, iyagoo sii wada hawlgallada lagu ciribtirayo khataraha ku wajahan Israa'iil.

Waxaa intaa dheer, ciidamada qeybtaasi waxay burburiyeen dhowr dhisme iyo qalab injineernimo oo ay isticmaalayeen ururka si ay u hormariyaan waddooyinka argagixisada ee koonfurta Lubnaan. Ciidanka Difaaca Israa’iil wuxuu sii wadi doonaa hawlgalka si meesha looga saaro halis kasta oo ku wajahan Dawladda Israa’iil.

War-saxaafadeed ka soo baxay IDF