Israa’iil: Shirkadda Zim Shipping oo loo iibiyey Hapag-Lloyd ee Jarmalka $3.7 Bilyan

Jarmalka Hapag-Lloyd iyo Israa'iil FIMI oo $3.7 bilyan ku iibsadeen ZIM Shipping, si loo xaqiijiyo danaha istaraatijiyadeed ee Israa'iil.