Madaxweyne Xi aad ayuu ugu faraxsan yahay in Xayiraadda Hormuz ay furantahay ama si degdeg ah u furmayso. Kulankeenna Shiinaha wuxuu noqon doonaa mid gaar ah, waxaana laga yaabaa inuu Taariikhi noqdo. Waxaan rajeynayaa inaan la kulmo Madaxweyne Xi — Wax badan ayaa la qaban doonaa! Madaxweyne DONALD J. TRUMP
Madaxweyne Xi wuxuu aad ugu faraxsan yahay in Xayiraadda Hormuz ay furan tahay ama si degdeg ah u furmayso.
Trump oo ku qoray Truth Social in Madaxweyne Xi uu ku faraxsan yahay furitaanka Gacanka Hormuz, isagoo filaya kulan "Taariikhi ah" oo Shiinaha ah.