Waxaa la cirib-tiray dhammaan dadkii fuliyay weerarkii 7-da Oktoobar.

Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Israa'iil wuxuu sheegay in dhammaan dadkii ka dambeeyay weerarkii 7-da Oktoobar la cirib-tiray, isla markaana ay sii wadi doonaan.

Waan baabi’innay oo waan baabi’in doonaa dhammaan kuwa fuliyay Oktoobar 7-dii nagu soo riday.